|
Feb 09,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Xukumadda kmg ah ayaa iska fogeysey hadal shalay gelinkii dambe ka soo yeerey Xarakada Alshabab oo ahaa in sarkaal ka tirsana ciidamada dawlada kmg ah uu ka soo baxsadey ciidamada dawlada kuna biirey Xarakada Alshabab.
C/xamiid Shiikh Cali oo ah ... [full story]
|
|
Feb 09,2010
by Hargeysa-Gedo-News
Wasaarada Arrimaha Gudaha somaliland ayaa shaaca ka qaadey inay siidayeen dad badan oo dhawaan laga qabqabtey magaalada Laascaanood xilligaas oo magaalada ay dhaceen banaanbaxyo rabshada wataa.
Dadkan oo tiradoodu gaareysey 65 ruux oo isugu jirey haween & dhalinyaroo ciidamada Booliska & ... [full story]
|
|
Feb 09,2010
by Malaysia-Gedo-News
Leena waa haweeney u dhalatay dalka Maraykanka, taasoo ay shaqadeedu tahay macalimad dhanka English Programm. Marwo Leena ayaa waxay guursatay wiil ay macalimad u aheyd kaasoo magaciisa lagu sheegay James John.
Macalimadaan ayaa sheegtay Mr James in uu yahay wiil ... [full story]
|
|
Feb 09,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Iskaashatada Kallumeysatada ah ee gobolka Banadir ayaa cabasho xoogan ka muujinaya Ciidamada dawlada kmg ah ee soomaaliya oo ay sheegeen inay dhibaato kala kulmaan xilliga ay kallumeysiga ku jiraan.
Bashiir Yuusuf Bare oo ah Afhayeenka Kallumeystada Gobolka banadir ayaa tibaaxay ... [full story]
|
|
Feb 09,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Waxaa xalay Degmada Afgooye ee gobolka Sh/hoose lagu weerarey sarkaal sare oo ka tirsan ururka Xisbul islam,waxaana la shaaciyey inay kooxo hubeysan weerar ku qadeen sarkaalkaasi xilli uu ku sugnaa Hoygiisa oo ku yaale degmada Afgooye.
Gurigan sarkaalkan ayaa sida ... [full story]
|
|
Feb 09,2010
by Nairobi GedoNET News
Dhismihii dunida ugu dheeraa ee laga dhiso aduunka ayaa iridaha loo laabay muddo bil ah kadib markii la furay oo dad badani ay usoo daawasho iyo damaashaad tageen dhismahaas oo ku yaala magaalada Dubai ee isutaga Imaaraadka-Carabta. [Burj Khalifa]
Waxaa socday ... [full story]
|
|
Feb 09,2010
by London-Gedo-News
Shabakada Alqaacida ayaa sheegtey inay si weyn u soo dhaweyneyso taalabada ka soo yeertey Xarakada Alshabab,taasi oo ku saabsanayd inay ciidamo u dirayaan Dalka Yemen si ay garab u siiyaan kooxaha islaamiyiinta ah ee dagaalka kula jira xukumadda Yemen.
Abu ... [full story]
|
|
Feb 09,2010
by Nayroobi-Gedo-News
Nayroobi, 8 February 2010: As-Salaama Alaikum: Saaxiibayaal, 1. Warbixintani wa tii joogtada ahayd ee aan ugu war bixinayey Jaaliyadaha Soomaaliyeed. Sidaa darteed, waxaan si gaar ah ugu faraxsanahay in aan idin la wadaago arrimmaha soo socda:Usbuucii ... [full story]
|
|
Feb 09,2010
by London-Gedo-News
There are certain things that we, Somalis, take for granted. I’m not speaking of food, shelter or the basic clothes that cover our otherwise bare skin. Instead, I speak of something that is far beyond the Somali’s intellectual grasp; ... [full story]
|
|
Feb 09,2010
by London-Gedo-News
With their close ties to David Cameron and illustrious careers in academia and publishing, they were a formidable couple. But last night it appeared that the 16-year marriage of celebrated historian Niall Ferguson and former newspaper editor Sue Douglas ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Xarakada Alshabab ee dagaalka kula jirta dawlada kmg ah ee soomaaliya ayaa maanta warbaahinta magaalada Muqdisho u soo bandhigey sarkaal ka tirsanaa dawlada Kmg ah & hub badan oo ay sheegeen inuu la soo goostey.
Afhayeenka Xarakada Alshabab Shiikh Cali ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Shiikh Aadam Maxamed Nuur [ Aadan Madoobe ] oo maanta shir jaraa'od ku qabtey Gurigii Ummada ee Magaalada Muqdisho ayaa kaga hadlay dib u dhiska dawlada kmg ah ku sameyneyso gurigaas oo loo baahan yahay inay ku kulmaan golaha ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Xukumadda kmg ah ee soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah uga hadashay dagaalkii xalay dhexmarey ciidamadeeda & kooxaha islaamiyiinta ah ee ka soo horjeeda,waxaana ay xukumadu sheegtey inay dagaalkaasi ka qayb qaateen dad ajaaniib ahi.
Aadan Kalmooy oo ah Afhayeenka ciidamada ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Baydhabo-Gedo-News
Sarkaal ka tirsan Xarakada Alshabab ayaa sheegey inay ciidamo u direen degmadda Ceelberde ee gobolka Bakool, waxaana uu carabka ku adkeyey inay ciidamada dawlada kmg ah & Kuwa Itoobiya dagaal adag la geli doonaan.
Shiikh Maxamed Xasan oo ah Gudoomiyaha degmadda ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Nairobi GedoNET News.
Waxaa ah wax yaab leh oo laga tiiraanyoodo sida Dawladda Kenya ay ula dhaqmeyso dadka Soomaalida u dhashay ee ku nool dalkeeda, siiba magaalo-madaxda Nairobi, kuwaasoo ay ku jireen Xildhibaanno iyo saraakiil sare' ee DFKM ee Soomaaliya. Xiritaanka 20-Xildhibaan oo ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Beledweyne-Gedo-News
Saraakil ka tirsan Dawlada kmg ah oo haatan ku sugan gudaha gobolka hiraan ayaa eedeyn u jeediyey ururka xisbul islam ee ka arrimiya qaybo ka mid ah Gobolka hiiraan,waxaana ay ku eedeyeen Maamul ururka xisbul islam u sameyey gobolka hiiraan.
Afhayeen ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by C/Waaq-Gedo-News
Inta la ogyahay ilaa 4 caruur ah ayaa lagu soo waramayaa in 48dii saac ee la soo dhaafey ay ugu geeriyooden Cudurka
gawracatada tuulada Buusaar oo ka tirsan degmada Ceelwaaq ee Gobolka
Gedo,halka tiro 10 caruur ah oo la ildaran xanuunkaasina ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Galkacayo-Gedo-News
Beel ka mid ah beelaha dega Degaanka Bacaadweyne ee gobolka Mudug ayaa baaq u soo jeediyey laba beelood oo walalo ah kuwaasi oo maalmihi la soo dhaafey ku dagaalamayey degaano hoos yimaada Tuulada Bacaadweyne ee gobolka Mudug.
Beeshan ayaa war ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Baydhabo-Gedo-News
Degmadda Ceelberde ee gobolka Bakool waxa shalay soo gaarey ciidamo Itoobiyaan ah oo aad u hubeysan,waxaana weheliyey ciidamo soomaali ah oo la sheegey in tababar ugu soo dhamaadey gudaha wadanka Itoobiya.
Ka dib markii ciidamada itoobiyaanka ahi ay soo gareen ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Nairobi GedoNET News.
Nin Been Hawaas lagu naanaysi jiray dhaqan uu lahaa dartiina ugu baxay magaca Been Hawaas ayaa maalin Ragg gaajaysan ku jiri xaafadii hebel waxaa ka jira Sab (Muraad). Raggii oo hamuun qaba ayaa is daba yaacay meeshii ayay sii istaageen ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by London-Gedo-News
Whereas Somalis of good intention appreciate the concern and role played by international peace brokers in the horn of Africa and its environs, little known are hidden major obstacles on the restoration of peace in Somalia torn apart by ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by London-Gedo-News
Abdisalan Abidkadir Cadey waa wiil soomaaliyeed balse haysta dhalashada dalka Norway,waxaana ciyaaryahan si weyn u yaqaana qaabk ciyaareedka kubadda cagta,waxaa uu habeen hore ciyaar ciyaar calami ah oo aad u xiiso galisey dhamaan umadda soomaaliyeed.
Abdisalaan waxaa uu saftaa Kooxda ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Waxaa xalay Magaalada Muqdisho qaybo ka mid ah ka dhacay dagaal & duqeymo aad u xoog badan oo u dhexeyey ciidamada dawlada kmg ah ee soomaaliya & kooxaha ka soo horjeeda,waxaana dagaaladaasi sababeen qasaare aad u badan oo soo gaarey ... [full story]
|
|
Feb 08,2010
by Nairobi-Gedo-News
Waxaan marka hore halkan salan uga gudbinayaa dhamaan akhristayaasha shabakadan, marka xigta waxaan rabaa inaan maanta halkan ku soo ban dhigo dood ciwaankeedu yahay ( dhalinyaradii rer gedo maxey ku naceyn gobalka. Sida ayanu lawada socono dal marka ... [full story]
|
|
Feb 07,2010
by London-Gedo-News
Midawga Yurub ayaa daaha maanta ka rogey inaysan Awood u lahayn inay xal u helaan dhibaatada ka taadan dalka Somaliay Iyaga & NATO,xata hadii ay adeegsadaan awood ciidan oo weyn.
Mechawil Mechal oo ah wasiirka arrimaha dibeda Spain ahna madaxa ugu ... [full story]
|
|
Feb 07,2010
by Baardhere-Gedo-News
Xaflad balaaran oo si heer sare ah loo soo agaasimey ayaa shaley glab waxaa ay ka dhacdey Xarunta Cusub ee shirkada Hormuud ee degmada Baardheere,waxaana xafladaasi ka soo qeybgaley dad ka badan Boqol ruux oo ka kala socdey qeybaha ... [full story]
|
|
Feb 07,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Maanta duhurnimadii waxaa magaalada muqdisho qaybo ka mid ah ka dhacay duqeymoaad u culus kuwaasi oo geystey qasaare isugu jira dhimasho & dhaawac soo gaarey dad rayid ah.
Madaafiicdan ayaa intooda badani ku soo dhacayeen degmooyinka Huriwaa & Yaaqshiid waxaana ... [full story]
|
|
Feb 07,2010
by Muqdisho-Gedo-News
Ciidamada dawlada kmg ah ee soomaaliya ayaa maanta maalintii labaad waxay baaritaano ka wadaaan Igoyska Dabka ee magaalada Muqdisho,waxaana baaritaano ay ku sameynayaa gaadiidka adeegsanaya halkaasi.
Waxaa saaka indha dadweynuhu qabanayeen ciidamada fariisinka ku leh Igoyska Dabka oo baaritaano aad ... [full story]
|
|
Feb 07,2010
by Baydhabo-Gedo-News
Cutubyo ka tirsan ciidamada wadanka Itoobiya ayaa maanta gudaha u soo galay Degmadda Ceelberde ee gobolka Bakool,waxaana ciidamadaasi ku hubeysan yihiin gaadiidka dagaalka oo tiro badan,sida ay dadka degaanku warbaahinta Gedonet u sheegeen.
Mid ka mid ah dadka degaanka oo ... [full story]
|
|
Feb 07,2010
by Nairobi GedoNET News.
General Maxamed Nuur Galaal oo ku sugan magaalada Guriceel ee gobolka Galgaduud ayaa daboolka ka qaaday sababaha uu haatan u joogo magaalada Guriceel.
Gn Galaal isagoo u waramaya laanta afka Somaliga ee VOA wuxuu tilmaamay inuu gobolka Galgaduud u tagay ... [full story]
|
|